Home About us News English News Articles Contact


C/qasim oo shir jaraa'id uga hadlaya dhibaatada haysata soomaaliya

BBC Somali



Somali Links
 
Dagaal Xoogan oo goordhaweyd ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.
Dagaal culus ayaa Goor dhoweyd ku dhex maray ciidamada dowladda KMG ee dhawaan laga keenay gudaha Dalka Itoobiya iyo xoogaga Muqaawamada Islaamka Soomaaliyeed qeybo ka mid ah degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho....
Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta xafiiska warfaafinta Isbahaysiga dib u Xoreynta Garabka Asmara oo lagu dhaleeceeyay dilkii bareerka ahaa ee ay ciidamada TFG u geysteen macalimiin iyo Arday dugsi quraan.
War-saxaafadeedkan ka soo baxay xafiiska warfaafinta iyo wacyigalinta Isbahaysiga dibu xoreynta Soomaaliya ee magalaada Asmara ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falalka waxashnimada ah ee ay ku ka cayaan maleeshiyaadka kooxda dabadhilifka ah iyo ciidamada cadowga ee dalka ku soo duuley, falalkaas oo isugu jira dil dhac iyo boob had iyo jeer loogeysto bulshada rayidka ah ee ku nool dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho....
Banaanbax lagu taageerayo ku dhaqanka Shareecada Islaamka oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar.
Dibadbax balaaran ayaa maanta kadhacay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobalka shabeelada Dhexe, kaas oo lagu taageerayay Maamulka cusub iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka....
Macalimiin uu ku jiro Macalin Dugsi Quraan oo ay Maanta dileen Ciidamada TFG.
Ilaa labo Macalin ayaa lagu dilay maanta Degmada dayniile ee magaalada Muqdisho ka dib markii ay saaka aciCiidamada DKMG ah halkaasi ka sameeyeen baaritano iyadoo la sheegay in labada macalin ay toogteen Ciidamada....
Ciidamada dowlada KMG ah oo maanta dilay Macalin dugsi Quraan oo ku sugnaa Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada DKGS ayaa saakay Macalimiin dugsi Qur’aan ku dilay Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir kadib howlgalo ay halkaasi ka fuliyeen. ...
Qraxa ayaa saaka ka dhacay Degmada xamar jajab ee magaalada muqdisho.
Qarax xoogan ayaa saaka ka dhacay degmada xamar jajab iyadoo qaraxa uu haleelay baabuur nuuca raaxadaha oo ay wateen dhalinyaro ah oo halkaasi marayay. ...
Dagaal xoogan oo saaka ka dhacay magaalada Balad weyn ee Goblka Hiiraan
Saaka waabarigii ayaa Dagaal aad u xoogan waxa uu ka dhacay magaalada Balad weyn ee Gobolka Hiiraan ka dib markii ay Ciidamada cadowga itoobiya iyo xoogagga Maxaakiimta Islaamka ay dirir xoogan ku dhexmartay. ...
Kismaanyo oo la isku khilaaf sanyahay Maamulka loo sameeyay
Magaalo xeebeedka Kismaanyo oo maalintii shalay ahayd ay Xoogagga Alshabab u magacaabeen Maamul ka arimindoona Kismaanyo ayaa waxaa lagu soo waramayaa in siyaabo kala duwan looga arko magaalada gudaheeda. ...
Baydhabo oo xalay in cabaar ah lala wareegay Saldhiga booliiska ee magaaladaasi.
Weerar xoogan ayaa xalayto lagu qaaday magaalada Baydhabo gaar ahaan Saldhiga booliiska iyo xarunta madaxtooyada ee magalada baydhabo ...
Xoogagga Alshabab oo xalayto Weerar xoogan ku qaaday Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM.
Xoogagga Alshabab oo habeenkii laxay ahaa weerar xoogan ku qaaday Ciidamada nabad ilaalinta ee Amisom oo ku sugan garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde . ...
Ciidamada Maxkamadaha islaamiga ah oo ay maanta isku soo dhiibeen Ciidamo katirsan kuwa DKMG ah iyo Ciidamada itoobiya.
Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah ayaa maanta u soo goostay dhinaca Maxkamadaha islaamka soomaaliyeed waxaana Askartaa la socda mid ka mid ah Ciidamada itoobiya oo la so goostay. ...
Axmed wallad Cabdalla oo walaac xoogan ka muujiyay xaalada xeebaha dalka Soomaaliya.
Ergayga gaarka ee arimaha Soomaaliya Axmed walad Cabdalla oo ka qayb galay kulankii ay yeesheen Qaramada midoowbay ayuu sheegay in uu ka naxsanyahay Burcad badeeda soomaalida oo sii badanaysa....
Ciidamada Maxkamadaha oo howlgalo burcad sifeyn ah ka sameeyay qeybo ka mid ah Gobalka Hiiraan.
Howlgalo burcad sifeyn ah ayaa waxaa la soo sheegaya in ay ka bilaaben Ciidamada Maxkamadaha gobo ak mid ah gobalada dhexe....
Xoogagga ururka Alshabab oo saaka ku sugan Degmada Wanla weyn ee Gobalka sh/hoose.
Dagaalyahano ka tirsan urur diimeedka Alshabab ayaa saaka la wareegay degmada wanla weyn ee Gobalka sh/hoose ka dib markii markii ay u suuro gashay in ay gacanta ku dhigaan iyadoo aysn la kulmin wax Dagaal ah. ...
Magaalada Jowhar oo laga soo dhaweeyaya heshiiskii shalay lagu gaaray gobalka sh/dhexe.
Dadka ku dhaqan Magaalada jowhar ayaa siweyn u soo dhaweeyay heshiiskii maalintii shalay lagu xaliyay khilaf soo kala dhex galay Mamulka ka taliaya Gobalka sh/dhexe....
Isbahaysiga dib u xoreynata garabka jabiuuti oo kulamo kula leh diblumaasiyiin magalada nairobi.
Isbaysiga dib u xoreynta garabka jabuuti ayaa maalmahaan socdaalo ku jooga Dalka Kenya iyadoo la filayo in ay la kulamo la qaataan siyaasiyiin ku sugan magaalda Nairobi. ...
Roobab mahiigaan ah ayaa ilaa xayto ka da'ayay qaybo ka mid ah Casimada muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobalada Dalka.
Xaafadaha Magaalada muqdisho badabkood oo saaka aanayn ka jrin wax siku socod ah dhamaan qaybaha jidadka ayaa saaka waxaa buux dhaafiyay roobab mana jirto wax dad ah oo saaka soo shaqo tagay...
Maxkamadah oo shaaciyay in la dhameeyay khilafkii u dhexeeyay maamulka ka arimiya Gobalkash/dhexe.
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Cabdi qaadir cali Cumar ayaa maanta shaca ka qaday in la xaliyay khilaaf soo kala dhex galay Maamulka gobalka sh/dhexe ka arimiya oo ka mid ah amxkamadaha. ...
Waxaa Caadi ku soo laabtay Ganacsiga suuq weyn ee Bakaaraha kadib Dagaalkii saaka oo istaagay.
َQasaarahii ka dhashay Dagaalkii saaka ka dhacay qaybo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu gaystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo ay ku dhinteen dad tiradooda lagu sheegay ilaa 5 ruux oo rayiod ah kuwaas oo aan Dagaalka ku jirin. ...
Koox Burcad ayaa Afduubatay Markab laga leeyaya wadanka maleesiya.
Andrew Muwangura oo Ninka u qaabilsan Bariga Afrika Badmareenada ayaa ku warbixiyay in Markab laga leeyahay Maleesiya ay haystaan koox Burcad Badeed.soomaali ah . ...
Ciidamada Cadowga itoobiya oo saaka madafiic ku garaacay Suuqa Bakaarah.
Dagaalkii saakay ka dhacay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu saameyn weyn ku yeeshay dhamaan isu socodka dadka, gaadiidka iyo dhaq dhaqaaqii ganacsiga ee Suuqa ugu weyn soomaaliya...
Dagaal aad u xoogan oo saaka waabarigii ka dhacay Muqdisho.
Dagaal xoogan ayaa saaka aroortii ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyadoo la maqlayo rsaas aad u xoogan iyo madaafiicda nuucyadeeda kal duwean. ...
Ciidamada Dalka Kenya oo dad badan oo Soomaali ah ka qab qabtay xuduuda Soomaaliya iyo Kenya.
Wararka laga helayo xadka ee dalka Kenya uu la leeyahay Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamada Dalka Kenya ay qab qabteen dad farabadan oo Soomaaliya,kuwaas oo doonayey inay galaan dalka Kenya. ...
Qarax Miino oo Ciidamada AMISOM lagula eegtay Magaalada Muqdisho.
Saaka waabarigii ayaa Qarax Miino waxaa lagu eegtay Ciidamada AMISOM Wadada Isku xirta Garoonka Diyaaradaha iyo isgosyka KM4 ee magaalada Muqdisho....
Baaq balaaran oo ay maanta soo saareen Beesha Shiiqaal ayay ku kaga hadleen.
Kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen beesha shiiqaal ayaa waxa uu ka dhacay magaalada muqdisho iyadoo looga hadlayay arimo farabadan oo ku aadan xaalada haatan uu marayo dalka(Daawo sawirada) ...
Shiikh Yuusuf Indhacade oo maanta beeniyay eedeeyn ay soo jeedisay Hay'ada badaha Caalamka.
Shiikh Yuusuf Maxamed siyaad indhacade ayaa maanta Gaashaanka ku dhuftay eedeyn loo jeediyay oo sheegaysay inuu ka mid yahay Burcad badeeda ka u gaarta dalka Soomaaliya....
Golaha dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay is cafiyaan Bisha Barakeysan Awgeed.
Golaha ayaa ugu hambalyeeyay dadka Soomaaliyeed bilashada Bisha Ramadaan, islamarkaana ka cadsadey dadka wax haysata inay gar gaaraan Dadka Masaakiinta ah oo xiligan ku jira Xaalada adeg ee dhinaca Nolosha ah....
Dagaal u dhexeeya Ciidamada TFG-da iyo Xoogagga Muqaawamada oo saaka ka dhacay Muqdisho.
Dagaal xooggan oo laysku adeegsanayo Hubka Nuucyadiisa kala duwan ayaa saaka ka qarxay qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeya Ciidamada Dowlada KMG oo taageero ka helaya kuwa Cadowga Itoobiya iyo Xoogaga Muqaawamada....
Dadka Soomaaliyeed oo maanta Guud ahaan Sooman Bisha barakeysan ee Ramadaan.
Intabada dalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka dhaqan galay Bisha Barakeysan Ramadaan oo ah bil ay muslimiinta ay qadariyaan....
Ciidamo ka tirsan kuwa Cadowga Itoobiya oo ka baxay Muqdisho oo gaaray qeybo ka mid ah Degmada Walanweyn.
Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Cadowga Itoobiya oo ka baxay Magaalada Muqdisho ay ku sii jeedaan gobalka bay, iyagoona haatan lug kumarayaan Deegaano ka tirsan Degmada Walanweyn ee Gobalka Sh/Hoose....
Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowlada iyo Muqaawamada oo ka dhacay Muqdisho.
Iska hor imaad u dhexeeya Ciidamada dowlada KMG ah iyo xoogagga ka soo horjeeda ayaa maanta ka dhacay degmada dharkenley ee Magaalada Muqdisho....
Maxkamada Islaami ah oo looga dhawaaqay Magaalada Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan.
Maxkamad Islaami ah ayaa looga dhawaaqay Degmada Buulo Bardde ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada ay ka arimiyaan Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed....
Afhayeenka Siyaasada Golaha dhaqanka oo shaaciyay inay ka soo horjeedaan hadalkii ka soo yeeray Salaadiinta Puntland.
Golaha dhaqanka beelaha hawiye ayaa gaashaanka ku dhuftay in maamulka loo sameynayo Gobalka banaadir ay ku lug yeeshaan Salaadiinta Maamulka Puntland oo shaaciyay inay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan...
Nin Dabley ah oo maanta dad ku laayay deegaanka Suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho.
Nin hubeysan oo labisan dareeyska Ciidamada ayaa dad rayid ah u gaystay Fal dil iyo dhaawac isugu Deegaanka Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid....
Meydka Nin rayidka ah oo saaka laga helay Wadada Maka Al Mukarama.
Wadada Makka Al Mukarama ee magalada Muqdisho ayaa saaka lagu arkay Meydka Wiil dhalinyaro ah sida ay saaka sheegeen dadka joobaha ganacsiga ku leh wadadaasi....
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33  Next


DAABKII MASAARTA (Gabay).
 
Copyright © Golaha Hawiye All Rights Reserved